Ciidamada Danab oo howlgal culus fuliyey & Taliye Odowaa oo faahfaahin ka bixiyey

Ciidanka Sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandoska Xoogga dalka Danab ee Danab ayaa la sheegay iney howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyeeb wadda xariirisa degaanada Qoryooleey iyo Janaale ee Gobolka Shabellada Hoose. Howlgalkaan ayaa lagu dilay in ka badan 20 dagaalyahan iyo saraakiil ka tirsan Al-shabaab oo ku sugnaa tuulooyin xariiriya … Continue reading Ciidamada Danab oo howlgal culus fuliyey & Taliye Odowaa oo faahfaahin ka bixiyey